Baydhabo Somaliya{WMN}- Gudoomiyaha gudiga doorashada ayaa shaki la’aan qiray in aysan jiri doonin wax dib u dhac danbe oo laga filayo in ay ku timaaddo Doorashada, gudiga iyo 15 xubnood…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 8th, 2018 by…
Akhriro:-Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa awgeed, ayaa Ergeyga QM wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo sarreynta sharciga ee Soomaaliya
Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay talinta…
Akhriso:-Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Mooshika laga soo gudbiyay
Baydhabo Somaliya{WMN}- Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federalka oo ka gudbiyay mooshin Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa qodobada ay ku eedeynayaan waxaa kamid ah inuu ku xadgudbay dastuurka gaar…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 9th, 2018 by…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Xildhibaanada Mooshinka xil ka qaadista ka keenay Madaxweyne Farmaajo oo ku shiray Xarunta Villa Hargeysa ayaa baaq culus soo saaray. Xildhibaanada ayaa Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay labo qodobo,…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Akhriso:-Guddoomiye Mursal oo markii u gu horeysay go’aan ka soo saaray mooshinka Madaxweyne Farmaajo
Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay hadal ka soo saaray Mooshinka xil ka qaadista ee ka dhanka ahaa Madaxweyne Farmaajo. Qoraal uu ku saxiixnaa…










