Baydhabo Somaliya{WMN}- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee UCID Eng,Feysal Cali Waraabe ayaa marka hore waxa uu cambaareeyay banaanbaxyada rabshadaha wata ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay Magalada…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}- Sida ku qoran jadwala ay soo saareen gudiga doorashada beri oo axad ah waa maalintii ugu horaysay qudbad jeedinta Musharixiinta u tartamaysa doorashada madaxweyninimada Dowlad Goboleedka KGS. Mana…
Dhageyso+Sawiro:-Ciimada Amaanka Koonfur galbeed oo kala kaxeeyay dibadbaxayaashii ku banana baxaayay wadooyinka Baydhabo labadii maalmood ee la soo dhaafay.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Inta la ogyahay hal qof oo dhalinyaro ah ayaa ku dhintay hoowlgalkii ay ciidamada amaanka ka sameeyeen magaalada Baydhabo. Waxaa ka hadlay hoowlgalkii ciidamada taliyayaasha ciidanka booliska iyo militeriga,…
Kulankii xildh. taagersan Farmaajo oo dhaafi waayay 78 iyo Farmaajo ay la soo daristay cabsi hor leh
Waxaa maanta ku shiray magaalada Muqadisho xildhibaano isku tilmaamay in ay yihiin aqlabiyada Baarlamaanka kuwaas oo taageersan Madaxweyne Farmaajo. Kulankaan oo laga soo abaabulay xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa ujeedadiisu ahayd…
DEG DEG: Wasiir ka tirsan xukuumadda Kheyre oo isku casilay xiisadda Koonfur Galbeed
Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, Cabdifataax Ibraahim Geesey ayaa goor-dhow ku dhawaaqay inuu xilkiisa iska casilay. Geesey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho…
Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, Cabdifataax Ibraahim Geesey ayaa goor-dhow ku dhawaaqay inuu xilkiisa iska casilay. Geesey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho…
Mahad Salaad: 5 arrimood ayaa iga soo jiitay shirkii xildhibaanada taageeray madaxweyne FARMAAJO
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa jawaab ka bixiyey kulankii shalay ay Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada taageersan madaxweynaha ee isku magacaabay “Xildhibaanada aqlabiyadda.” Qoraal uu Mahad Salaad soo dhigay bartiisa facebook, hoos…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Akhriso:-Maxaa ka soo baxay Kulankii Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa Kuxigeen
Baydhabo Somaliya{WMN}- Guddi isku xilqaamay xalinta khilaafka Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegaya in is afgarad laga gaaray kala aragti duwanaanti ka dhex jirtay Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen. Xildhibaan C/rashiid Maxamed…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 17th, 2018 by…









