Baydhabo Somaliya{WMN}- -Iyadoo maalintii Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan lagu sheegay in laga tanaasulay mooshinkii xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya, ayaa dhinaca kale…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Akhriso:-howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo AMISOM ku dhawaaqday in ay bilaabi doonto Sanadka Cusub
Baydhabo Somaliya{WMN}-Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku dhawaaqay howlgal cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab, kaasoo laga fulinayo Jubooyinka, Gedo, Baay, Shaboolooyinka, Hiiraan iyo gobollada kale ee ku teedsan…
Akhriso:- Nin Ku ee deeysa naa Weerar Ka Dhacay Faransiiska ayaa Lagu Qabtay Jabuuti
Baydhabo Somaliya{WMN}- Saraakiisha Ammaanka ee dalalka Jabuuti iyo Faransiiska ayaa xaqiijiyey in Jimcihii la soo dhaafay Jabuuti lagu qabtay nin haysta dhalashadda Faransiiska oo lagu magacaabo Peter Sherif, laguna naanayso Abu…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Xildhibaan Khadiija Kuweyd oo ka mid ah Baarlamaanka Jubbaland oo ku sugan Magalada Muqdisho ayaa sheegtay inay Magalada Kismaayo igasoo carartay dhibaatooyin ay kala kulantay Madaxda Dowlad Goboleedka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 23rd, 2018 by…
AKhriso+Sawiro:-Wadooyin muhiim ahaa oo la dayactirey iyo kuwo wali shaqo ka socoto
Baydhabo Somaliya{WMN}-Magaalada Baydhabo oo xarun KMG u ah maamulka koonfur galbeed,waxaa ka socd horumar balaaran oo dhankasta leh,gaar ahaana marka aan ka hadleyno dhanka wadooyinka heer ayaa laga gaarey. Wadooyinka…
Akhriso:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Al-shabaab ka darran ayaa ka soo muuqata Soomaaliya
Baydhabo Somaliya{WMN}- Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay Xaaladda Soomaaliya maanta ay ku sugan tahay iyo waliba Arrimaha ku aadan Isdhexgalka dowladdaha…










