Baydhabo Somaliya{WMN}- Kusimaha Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya ahna ku xigeenka ergeyga gaarka ah Raisedon Zenenga ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka cusub ee…
Warsan Radio
Akhriso:-Ingiriiska oo doonaaya inuu Saldhig Milatari ka furto magaalada Berbera
Baydhabo Somaliya{WMN}- Dowlada Ingiriiska ayaa qorsheyneysa inuu saldhig Milatari uu ka furto deegaan ka mid ah Maamul goboleedka Somaliland. Warkan ayaa soo baxay kadib markii Xoghayaha gaashaandhigga UK Gavin Williamson…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ka hor-yimid qorshaha Mareykanka ee ku wajahan difaaca dagaalyahanada Kurdiyiinta ee Suuriya. Erdogan ayaa sheegay in hadalka La taliyaha Amniga ee Mareykanka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Akhriso:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Xilka Ka Qaadeen Guddoomiye ku xigeenka Guddi
Baydhabo Somaliya{WMN}-Qoraal ka soo baxay Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa lagu sheegay in xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh. Guddiga ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku xigeenka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…










