Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Warsan Radio
Akhriso:-Gavin Williamson oo ah Xoghayaha Gaashaandhigga Britain oo booqday Hargeysa iyo Muqdisho
Somaliya{WMN}-Xoghayaha Gaashaandhigga Britain Gavin Williamson ayaa booqasho ku tegey caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho iyo magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland. Gavin Willamson ayaa booqashada uu ku tegey caasimada dalka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: January 6th, 2019 by…
Somaliya{WMN}-Musharax Saciid C/llaahi Deni oo ka mid ah Musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Golaha Wakiilada Puntland. Halkan hoose ka akhriso Khudbada…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
Akhriso:-Madaweynaha Cusub Puntland oo soosaaray Wareegtadii ugu horeysay ku mamnuucay kharashaadka dowlada
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xannibaad ku soo rogay dhammaan Kharashaadka dowladda ee ku kaydsan bankiga dhexe iyo xisaabaadka ay dowladda Puntland ku leedahay…
Akhriso:-Farmaajo oo Farriin u Diray Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland
Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Mudane Axmed…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso:-Wafdi ka socda Dowlada Federalka oo la kulmay Madaxweynaha cusub ee Puntland
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa la kulmay Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo maanta gaaray magaalada Garoowe. Wafdigan oo isugu jira wasiiro…