Daawo Madaxweyne Deni oo Ka Hadlay Kufsi iyo Dil Loo Geystay Gabar 12 Jir Ah. HOOS KA DAAWO MUQAALKA Daawo Madaxweyne Deni oo Ka Hadlay Kufsi iyo Dil Loo Geystay…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Dhageyso:-Wasiirada Cusub Ee Kg Oo Boqol Labaatan Iyo Sedax Cod Oo Lagu Ansixiyay
Baydhabo Soomaaliya{WMN}-Kala fadhigii 7 aad kulankiisa 2 aad oo maanta ay yesheen xildhibaanada dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa lagu ansixiyay wasiiradii dhwaan uu soo magacaabay madaxweynaha koonfur galbeed…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: February 27th, 2019 by…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Dooda ku saabsan shaqa la,aanta dhalinyarada koonfur galbeed iyo qaabka shaqaaleysiinta gudiga shaqaalaha rayidka koonfur galbeed waxaa soo qaban qaabisey hay,adda Tubta Nabada Soomaaliyeed oo inta badan ka shaqeysa…
Dhageyso:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Mohamed lafta –gareen ayaa Maanta shir Gudoomiyey Shirkii ugu horeyay Ee Gollaha wasiirada Cusub Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya ,
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Mohamed lafta –gareen ayaa Maanta shir Gudoomiyey Shirkii ugu horeyay Ee Gollaha wasiirada Cusub Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: February 28th, 2019 by…
Dhageyso+Sawiro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ay wehliyaan wasiirka iyo wasiir ku xigeenka warfaafinta oo kulamo la qaatay madaxda saree e ururka suxufiyiinta Koonfur Galbeed
Baydhabo Somaliya{WMN}- Wariyayaasha ka hoowlagala Magaalada Baydhabo iyo hogaanka ururka suxufiyiinta Koonfur Galbeed ayaa kulamo kala duwan la qaatay madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo wasiirka warfaafinta…









