Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: March 2nd, 2019 by…
Warsan Radio
NGOs call upon the government to take stern measures to protect women and girls in Somalia
Garowe-03 March 2019: National and International Civil Society Organizations operating in Somalia have expressed concerns on increased incidents of sexual violence in Puntland, calling the newly elected President, Said Abdullahi…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Shirweyne Qaran ee Haweenka Soomaaliyeed oo socon doona muddo saddex maalmood ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirweynaha…
Dhageyso+Sawiro:-Iyadoo 2020-ka lagu wado iney dalka ka dhacdo doorasho qof iyo codkiisa ayaa dalka gudihiis waxaa ka socda furashada axzaab siyaasadeed ee doonaya iney ka qeyb galaan doorashooyinka dalka.
Baydhabo Somaaliya [WMN}-Koonfur galbeed waxaa ka aas aasmaya nidaamka axzaabta oo dadka horey uga baraagsaneyn,waxaana bilowdey soo bandhigida xisbiyada si ay dadka isku diiwaan geliyaan,taasoo si loogu sharaxo ay hoogamiyasha…
Akhriso:- Kooxda Xiriirinta ee QM ee Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa Maalinta Haweenka Adduunka ee 2019
Baydhabo Somaliya{WMN}-Muqdisho, 8 Maarso 2019 – Kooxda Xiriirinta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa u dabaaldegeysa Maalinta Haweenka Adduunka iyagoo soo dhaweynaya haweenka Soomaaliyeed sida weyn ee ay uga qayb-qaateen nabadaynta, dib-u-heshiisiinta iyo horumarinta…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: March 7th, 2019 by…
Akhriso:-Wasiirka Arimaha Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ku geeriyooday Dubai
Baydhabo Somaliya{WMN}-Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Isbitaal ku yaala magaalada Dubai ku geeriyooday Wasiirkii Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil, kaddib xanuun ku soo booday. Agaasimaha Guud ee…
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Xilalka uu magacaabay madaxweynaha waxaa ka mid ah agaasimaha gudiga shaqaalaha rayidka, gudoomiyaha G/Shabeelada hoose iyo xilal kale iyadoo magacaabistasna uu madaxweynaha ku soo saaray Dikreeto xeer madaxweyne ah.…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: March 9th, 2019 by…
Akhriso:-kulamo albaabada u xiran yihiin oo ay yeesheen Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland
Baydhabo Somaliya{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan albaabada u xiran yihiin kula yeeshay magaalada Kismaayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Wararka ayaa waxa ay…








