Baydhabo Somaliya{WMN}- Dhismaha ugu dheer Caalamka ee Burji Khaliifa ee ku yaalla dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa laga lalmiyey Sawirka Ra’isul-wasaaradda New Zealand, Jakiinda Andren oo laabta ku haysa Haweeney…
Warsan Radio
Akhriso:-Saldhigyada Booliska Magaalada Muqdisho oo loo magacaabay Saraakiil Cusub
Baidoa Somaliya {WMN}-Waxaa caawa isbedel lagu sameeyay Taliyeyaasha qaar ka mid ah Saldhigyada degmooyinka gobolka Banaadir, halka kuwo kalena laga wareejiyay degmooyinka ay ka shaqeynayeen. Taliyayaasha cusub ee la soo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Cabdulahi Nur Aadan waxaa soo jeedin dono isla Wariye C/lahi Nur Adan [Jaceelooow] wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: March 24th,…
Dhageyso:-Xildhibaan Idiris Cabdi Taktar oo shaaciyay in uu yahay Musharax u taagan doorashada madaxweynanimada maamulka Goboleedka Jubbaland.
Baydhabo Soomaaliya {WMN}-Shaacinta Xildhibaankan ka tirsan BFS, ee degaan doorashadiisu tahay KGS, ayaa sheegay in sababta uu isugu sharxay u tartamida doorashada madaxweynaha Jubbaland in ay tahay muujinta Jubbaland in…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last…
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo waxaa ay qabatay dood ku saabsan doorka haweenka ay ku leeyihiin siyaasada Dalka,waxaana barnaamijkan taaba gelisey hay,adda Tubta nabada Soomaaliyeed. Barnaamijkan lagaga doodayay doorka…
Baydhabo Soomaaliya{WMN}-Wasiirka Wasaarada Ba,ida iyo Duurjoogta Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Cali Isxaaq Cumar,Wasiir ku xigeenka Wasaarda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada ayaa kulan ay ku yeeshen Magaalada Baydhabo waxaa ay…








