Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Dooddan oo ay soo qaban qaabisay Idaacadda Warsan Baydhabo, ayaa waxaa ka qayb galay Xog-hayaha Guud ee Dalladda Ururada Bulshada rayidka ah Cali Cabdulaahi Cali iyo Wakiil Goboleedka Dalada…
Warsan Radio
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Isbitaalka Xudur Iyo Guriga Martida
Xudur, Bakool, Arbaco, September 11, 2019—-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ka dhagax dhigay dhismayaasha Isbitaalka guud ee Xudur…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Baydhabo Kula Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socota Qaramada Midoobay Iyo Bangiga Adduunka
Baydhabo, Bay, Khamiis, September 12, 2019—Ra’iiusul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabishan arrimaha bini’aadninimada, Mark Lowcock,…
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Baydhabo Ku Qaabilay Safiirka Jarmalka Ee Soomaaliya
Baydhabo, Bay, Khamiis, September 12, 2019—-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan kula qaatay safiirka Jarmalka ee Soomaaliya, Annet Gunter oo booqasho ku timid magaalada…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur Banooda Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Kulan La Qaatay Haweenka Koonfur Galbeed
Baydhabo, Bay, Khamiis, September 12, 2019-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo magaalada Baydhabo kulan kula qaatay qaar kamid ah haweenka Koonfur Galbeed, ayaa ku boorriyay…









