Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Warsan Radio
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Marka
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Koonfur Galbeed, wasiirro, xildhibaanno, mas’uuliyiinta gobalka Shabeellada Hoose iyo dadweyne kale ayaa Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, si heer…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Senatarada Aqalka Sare ayaa laga qaaday ilaaladoodii kadib markii taliska ciidamada xoogga dalka ay u yeereen. Senator Nuura Faarax Jaamac oo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur Banooda Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Akhriso:-Dowladda Federaalka oo ku guuleysatay in la joojiyo dhismaha saldhigii Militari ee Imaaraadka ka dhisayay Berbera
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Imaaraadka Carabta ayaa muddo ku howlaneyddhismaha saldhig Ciidan oo ay ka dhiseyso Magaalada Xeebta ah ee Berbera, iyadoo cuskaneysa heshiis ay la gashay maamulka Somaliland. Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…








