Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Kulankan wadatashiga ah manta lagu qabtay Magaalada Baydhabo islamarkaana lagaga hadlayay Qabyo qoraalk siyaasada iyo Xeerka qaran ee deegaanka,waxaa ka qeyb galey Madax ka socodey Dowlada Fadaraalka Soomaaliya iyo…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur {Banooda} Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Laaxin…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Laaxin…
Dhageyso:-Dowladda Somaliya oo ku dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii todobaadkii hore ay xayiraad saartay. Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Aadan Isaaq Cali oo la…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray maanta wax uu ku magacaabay garsoorka guud ee Maamulka Koofurgalbeed. Garsoorayaasha la magacaabay ayaa waxaa ka mid…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Dhageyso+Sawiro:-Dahabshiil oo dhismo cusub oo casri ah ka furatay magaalada Baydhabo
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Xarig jarka dhismaha cusub ee dahab shiil kadhisatay baydhabo ayaaa xariga kajaray madaxwaynaha koonfur galbeed somaliya cabdi casiis xasan maxamed lafta gareen wuxuuna kur meeray qaybaha kala duwan ee…








