Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Warsan Radio
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Dowlada Federalka ayaa ka hadashay weerar saaka ay ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab saldhigga ciidamada Ballidoogle ee gobolka Sh/hoose. Sida lagu daabacay wakaalada wararka ee SONNA ayaa…
Akhriso:-Maraykanka oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Saldhigga weeen ee Beled-doogle
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Dowlada Maraykanka ayaa cambaareysay weerar qarax ku bilowday oo saaka lagu qaaday Saldhigga ciidamada Balli-doogle ee gobolka Sh/hoose iyo qarixii Muqdisho ee lagu weeraray Ciidamada Talyaani ah. War…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Akhriso:-Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo si weyn u dhaLiilay siyaasadda dalka
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Madaxweynayaashii hore ee dalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si wadajir ah shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Muqdisho waxayna ka hadleen siyaasadda dalka. Sheekh…
Dhageyso:-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo khudbad ka jeediyay shirka Caalamiga ah ee Madasha Iskaashiga
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen oo khudbad ka jeediyay shirka Caalamiga ah ee Madasha Iskaashiga ayaa ka hadlay Arrimaha Amniga iyo qorshaha deegaannada Koonfur…
Dhageyso:-Gudoomiyaha dhowaan loo magacaabay Degmada Baydhabo, oo xilkii la wareegay
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Waxaa xilkii la wareegay gudoomiyaha cusub ee Degmada Baydhabo iyo ku xigeenadiisa kadib markii munaasabad xilwareejin ah ay ka dhacday gudaha madaxtooyada KGS, taasoo ay ka soo qeygaleen kusimaha…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed oo ka qeyb-galaya Shirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa Maanta Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qarama Midobay ee Soomaaliya…









