Baydhabo(WMN)-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
Author
Warsan Radio
Muqdisho; Sabti, May 09, 2020 —-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in labadii maalin ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 69 xaalado cusub…




