Dhegeyso Barnaamijka Bidhaamiye Qeybtii 10 aad ee Todobaadkan, waxaana Barnaamijkaan Talaado kasta ka dhegeysataan Idaacada Warsan ee Magalada Baydhaboo,maanta Barnaamijka Waxaa si wadajir ah udaadihinaya Shukri Bidhaan iyo Muxudiin Xusni.…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…







