Barnamijkaan oo Arbaco walbo ka dhageysataan idacada warsan waxaa nagala geyb galey todobaadkan qaar ka mid ah gudoomiyaaha kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo ayaguuna ka hadley sameeynta korona iyo hoos u dhac ku yimid Coranavirus.
Hoos ka dhageyso Dooda oo daadihinaya Wariye Cabdirashiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)