Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
Author
Warsan Radio
Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Isutaga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ahna Gudoomiyaha Wariyaasha KGS Muxidiin Xasan Xusni ayaa ka hadlay maalinta Xorriyadda Saxaafada Aduunka. Dhageyso:-Hambaliyada maalinta Xorriyadda Saxaafada Adduunka. was last modified:…
Baydhabo, 3 Maajo 2021 – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, wuxuu mar kale xaqiijiyay muhiimadda uu…





