Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
Author
Warsan Radio
Dhageyso:Kullanka Gollaha Wasiirada KGS Oo Go’aano Ka Soo Baxay , Maamulada Puntland iyo Jubba Oo Digniin Adag Loo Direy
written by Warsan Radio
Gollaha Wasiir Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Kullan Ku yeeshey Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kullankaas waxa Shir Gudoominayaayey Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana diirada Lagu saarey Xasradda siyaasadeed…
Daawo: muqaalka Gudoomiyaha Degmada Baydhabo& AMISOM Oo Qalab Sports Ku Wareejiey Ciyaartoyda Xaafadda Horseed
written by Warsan Radio
Munaasabada xariga looga jarayay wadada dib loo dayac tiray ayaa waxaa kasoo qaybgalay gudoomiyaha degmada Baydhaba ahna duqa magaalada Cabdullaahi Cali Watiin, gudoomiyaha gobolka Bay Cabdirashiid Cabdullaahi, gudoomiyaha xaafada Horseed…
Dhageyso: Wasaarada Hidaha IyoTacliinta Sare Ee KGS Oo Ka Digtey In Jaamacad Aan Ka Diiwan Gashaneyn Wasaarada Laga Furo Gobolada KGS
written by Warsan Radio
Wasaaradda Hidaha iyo Waxbarashada Tacliinta Sare Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadashey Waxqabadkeeda, Deeq waxbarasho ay ka heshey Dowlado iyo Jaamacaddaha Ku Soo badaneya Degaanada Dowlada Koonfur Galbeed…
