Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku dhexmaray degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa waxaa uu…
Author
Warsan Radio
Ganacsatadii Koonfur Galbeed ee laga soo masaafuriyey laascaanood ayaa baaq u direy Soomaaliland
written by Warsan Radio
Mudo Sedax bilood ah ayaa kasoo wareegatay markii soomaaliland soo masaafurisey ganacsatadii Laascaanood kuwaas oo ilaa hada hantidooda ka maqan . Ganacsatadii Koonfur Galbeed ee laga soo masaafuriyey laascaanood ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…








