Ehelada Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ku gacan sayray xog ku jirtay warqad ay soo saartay hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo lagu sheegay inuu nabad qabo, caafimaadkiisuna…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Madaxweynaha dowlada goboleedka Galmudug oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay xaaladda dalka & doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Safiiradda Dowladda Ingiriiska ufadhisa Soomaaliya Danjirad Kate Foster.Madaxweynaha iyo Danjiradda ayaa ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa looga hadlay dagaal xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne, kaas oo dhexmaray Ciidamo la socday wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Sarkaal lagu…









