Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu socdo diyaar garowga Shirka golaha wadatashiga qaran ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim…
Author
Warsan Radio
Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Oo Maanta Kulamo Gaar Gaar Ah La Yeeshay James Swan
written by Warsan Radio
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta kulan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee James Swan. Kulanka dhexmaray Madaxweyne…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…







