Dhawaan sida uu ka hor sheegay baarlamaanka Somaliland Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, waxaa la filayaa in uu safar ku tago dalka Maraykanka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Safarkan ayaa…
Author
Warsan Radio
Wasiirka Gaashaandhiga Xuluumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin Cali. Wasiirka ayaa kulanka inta uu…
Gudiga Dorashada Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay Magacyada Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Eryada 5 Kursi
written by Warsan Radio
Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 5 tii kursi ee guddigu shaaciyey 12/1/2022. Qoraalka ayaaa sidoo kale…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye …









