Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden Xamse Warfaa oo ah wiil Soomaaliyeed u magacaabay inuu noqdo la-taliye sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka. Xamse Warfaa ayaa hadda ahaa guddoomiye…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Mareykanka ayaa ku hanjabay inuu cunqabateyn saarayo Soomaaliya, haddii waqtiga loo qabtay doorashada ay sii jiidanto. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price ayaa sheegay in 8-dii Febaraaayo markii uu…
Madaxweynayaashii hore ee dalka oo kulan looga hadlayay doorashooyinka la qaatay Madaxweynaha Jubbalad Axmed Madoobe
written by Warsan Radio
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay Magaalada Muqdisho kulan kula qaateen Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Kulanka ayaa waxaa diirada…










