Waxaa lagu wadaa in dhawaan la shaaciyo xal laga gaaray khilaafkii gacan ka hadalka sababay ee u dhaxeeyay Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni iyo Agaasimihii Hay’adda PSF…
Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Gen. Tadesse Amelo Sieso. Kulanka…
HBaydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Madxweyne Farmaajo oo dowlad Goboleedyada ugu baaqay hirgelinta heshiiska doorashada
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka doorasho ee ay…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada dagaalii ka dhacay Galgaduud
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Cagal ayaa Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdishu ku booqday Xildhibaan Xasan Xirsi Faafaale oo…










