Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, ayaa sheegaya in halkaas lagu qabtay shabakad isku xiran, oo ka ganacsaneysay tahriibinta dhalinyarada. Laamaha Amniga Puntland ayaa sida la sheegayo gacanta ku dhigay hoggaamiyihi…
Author
Warsan Radio
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi ka ay kooban yihiin 8 Xubnood
written by Warsan Radio
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay korjoogtaynta, fulinta iyo dabagalka heshiisyadii Shirka nabadaynta, isla markaana si dhaw…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…









