Maanta oo Axad ah ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose lagu qabto doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Guddiga doorashooyinka Jubbaland ay horay…
Author
Warsan Radio
Maamulka degmada Guriceel & Saraakiisha Gorgor oo faah faahiyay holwgal qorsheysan ay fuliyeen
written by Warsan Radio
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmadda Guriceel abdishakuur Indho, Taliyaha Guutada 17-aad ee Gorgor Gaashaanle dhexe Dayax Cabdi Cabdulle iyo Kusimaha Guutada 15aad, Qaybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Axmed…
Kursigii uga horey ee Golaha Shacabka oo goordhow lagu doortay Magaalada Kismaayo
written by Warsan Radio
Magaalada Kismaayo waxaa ka socda doorashadaix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Jubbaland, waxaana goordhow la doortay Xildhibaankii ugu horreeyay ee Maanta. Cumar Ibraahim Xaashi ayaa ku…
Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay doorashadii Golaha shacabka ee shalay lagu qabtay Garoowe
written by Warsan Radio
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya, ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay waxa uu su,aal geliyay doorashadii Golaha Shacabka ee shalay lagu qabtay magaalada Garowe.…










