Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa shalay ka laabtay go’aankii uu golaha 2017 ku gaaray in ururka ONLF loo aqoonsado urur argagixisio, wuxuuna sidoo kale sheegay inay khalad aheyd in Cabdikariin Muuse…
Author
Warsan Radio
Maxay tahay sababta Galmudug dib ugu dhigtay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka?
written by Warsan Radio
Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa eib u dhigay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka dooranaya Xilehibaano kamid ah Golaha Shacabka oo qorshuhu ahaa in shalay shaaciyaan.…
Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay tallaabadii Xukuumadda xilgaarsiinta ah ee Ra’iisul Wasaare Rooble ku ansixisay in liiska Argagaxisada laga saaro Ururka ONLF & inay qalad aheyd dhiibistii Cabsi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…










