Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka sicota doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay Jubbalane. kursiga HOP126 oo uu horay ugu fadhiyay Maxamed…
Author
Warsan Radio
Galmudug & Jubbaland oo Maanta qabanaya doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka
written by Warsan Radio
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta ay ku qabtaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo doorashada Xubno kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kuraasta la dooranayo…
Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa inay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya soo gaaraan Guddoomiyaha ururka ONLF, Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi (Maaddeey) iyo Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi dhagax)…










