Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shahaadada Musharaxnimo guddoonsiiyay musharixiinta u taagan afar kursi oo Guddigu horay u shaaciyay in ay qaabn doonaan doorashadooda. Afarta Kursi oo dhawaan…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB ayaa HOwlgal Qorshaysan ka sameeyey degaanada kala ah Xawaadleey,Shanloow Jameco,Yaaqle,Dhagaxoow oo dhamantood hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Saraakiisha Ciidamada DANAB ayaa sheegay…
Doorashada Kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta lagu qabtay Garoowe & Dhuusamareeb
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa Maanta waxaa ay min Saddex Xubnood doorasbooda ku qabteen Magaalooyinka Dhuusamareeb & Garoowe ee Xarumaha Gobolada Nugaal iyo Galgaduud. Maamulka Galmudug…
Golaha Wasiirada oo amray in ciidankii laga dejiyay Beledweyne lagu soo celiyo xeryahooda
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay doorashooyinka dalka, amniga, gaar ahaan ciidanka la geeyay Beledweyne iyo baqdin gelinta argagixisadu ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…










