Guddiga Maamulka Doorashada Heer D/G Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS ee hoos ku xusan. 1-HOP#139. 2-HOP#055.3-HOP#051. 4-HOP#049.5-HOP#012 Guddiga doorashooyinka Galmudug…
Author
Warsan Radio
Nuqul ka mid ah Waraaqaha aqoonsiga oo laga guddoomay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
written by Warsan Radio
Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa nuqul ka h warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee dowladda Maraykanka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Taliyaha Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahne Taliyaha amniga doorashada Korneyl Xasan Dhicisoow Xasan ayaa magacaabay Taliyayaasha amniga goobaha doorshada Xidhibaanada Golaha shacabka ay ka dhaceeyso ee Gobolad Hiiraan iyo…









