Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu kulammo kula yeelan doono madaxda ugu…
Warsan Radio
Amaanku Caasimada Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle ee Jowhar ayaa Siweyn loo Adkeeyay Xili Maalinta beri ah kuraastii ugu horeeysay Golaha Shacabku ee Hir-shabeelle Lagu qabanayo halkaas, Ciidamada Amaanka ayaa Adkeeyay baraha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Madaxweynaha Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu Magacaabay Wasiiro Cusub
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Laftagareen ) ayaa magacaabay qaar ka mid ah xubno cusub ee Golaha Wasiiradda Maamulkaas. Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed…
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Sanoter Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Bashiir Gooble iyo masuuliyiin kale ayaa isbitaal ku yaalla magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku booqday Afhayeenka…
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ka socota doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana Maanta la dooranayaa lix Kursi. Yuusuf Ibraahim Afrax ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu…
Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa ku guuleysatey kursiga tirsigiisu yahay #097, iyadoo kursigan ku fadhisay in muddo ah. Doorashada ay kusoo baxdey xildhibaanad Khadiijo Diiriye, ayaa ka dhacdey xarunta maamul goboleedka…










