Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta oo Khamiis ah Magaalada Dhuusamareeb ku qabanaya doorashada Afar kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka. Kuraasta Maanta la dooranaya ayaa xubnihii…
Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaano hoostaga degmooyinka Awdheegle, iyo Qoryeeleey ee gobolka Shabeellaha hoose. Saraakiisha Ciidamada ayaa waxaa ay sheegeen in intii…
Iyadoo shalay magaalada kismaayo lagu soo gaba gabeeyay shir looga hadlaayay arimaha shaqo qorista shaqaalaha dowladda ayaa madaxwaynaha maamulka Jubaland waxa uu kulan laqaatay Guddiyada shaqaalaha rayidka ee Soomaaliya. Madaxwaynaha…










