Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa Go’aan ka gaaray oo dacwada kuraasta sumadoodu tahay HOP#201 HOP#209 IYO HOP#211, kuwaas oo todobaadkii hore ay guddiga natiijada ku dhawaaqista kuraastaas…
Author
Warsan Radio
Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay shaaciyeen jadwalka doorashada 13 kursi deegaan doorashadoodu tahay deegaan doorashada labaad ee Magaalada Baraawe. Kuraastaan ayaa horay…
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#226 Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen1. Musharax xildhibaan, Marwo Maryan Maxamed Ciise 2.…
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#270 Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen1. Musharax xildhibaan ,mudane Abdiwahaab Cabdi Cumar. 2.…










