Waxaa Goordhaw ka furmay Shir madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa iyadoo Ajandayaasha ugu horeeyaan ay yihiin Afgambiyada Military ee Qaarada ee faraha ka baxay…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaloya, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa dhiggiisa dalka Rwanda Mudane Vincent Biruta, la saxiixday Heshiis Is-afgarad ah oo dhinac socday Shirweynaha Midowga Afrika…
Ciidamada Booliska Maamulka Galmudug oo ay wehlinayeen kuwa NISA ayaa xalay howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen Xaafado katirsan Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Ciidamada oo watay Gaadiidka…
Ciidamo farabadan ayaa saaka lagu arkayaa waddooyinka qaar ee Magaalada Beledweyne, kuwaas oo joojiyay isku socodka dadka iyo Gaadiidka. Ciidamada la dhigay Beledweyne ayaa saameyn ku yeeshay Ganacsiga Magaalada, waxaana…
Xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa salka ku haysa tagista maanta la filayo inuu magaaladaasi gaaro, madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen. Waxa xalay saqdii dhexe…










