Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo sanad iyo bar kadib tegay kadib doorashadiisii Magaalada Beledweyne ayaa halkaasi ka bilaabay kulamo kala duwan. Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa la kulmay Madaxweyne…
Author
Warsan Radio
Wafdi ka socda Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u ambabaxay degmada Baraawe
written by Warsan Radio
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Maxamed Ibraahim Barre ayaa saakay safar shaqo ku aaday magaalada Baraawe ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Xubnaha Guddiga oo ka kooban…
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan) Waxaana kala Qeeb Qaatay Wariye Maxamuud Abdullahi (Gaabshaa) Iyo Wariye Maxamed…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Kulanka ayaa labada dbinac waxaa ay diiradda ku saareen…










