Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Abdiraxmaan Abdulle (Maleela)
Author
Warsan Radio
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta hoolka dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku qabtay doorashada 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kursiga Koowaad ee Hop#205…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amniga Bedweyne kala hadlay Odayaasha Dhaqanka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan la qaatay Nabadoonada Waxgaradka iyo Cuqaasha beesha Gaaljecel oo kamid ah beelaha dega Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha waxaa kulankaan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirashid…









