Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayoo sida loo isticmaalo ama loo maareyo cayayanka dalagyada baabi’iya loona beerto dalag caafimaad qaba,Barnaamijka waxa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada…
Warsan Radio
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gor-Gor ayaa howlgallo culus ka sameeyay degaano katirsan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan Al-Shabaab. Ciidamada oo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Allaha u naxariisto Mulaxinkii weynaa ee Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir oo maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. ⁰Waxaan geeridiisa uga tacsiyeynayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirashid…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabanaya doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Afarta Kursi ee Maanta lagu dooranayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa…
Booliska oo faah faahiyay sababtii Cabdiweli Muudeey loogu diiday in uu aado Baraawe.
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin guud ka bixiyay sababtii Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey loogu diiday in uu tago degmada Baraawe,…










