Gudiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa si Kumeel gaar ah ugu fasaxay Bajaajleyda Wadada Wayn ee Magaalada Garoowe kadib banaanbax ay shalay dhigeen wadayaasha Mooto Bajaajta. Guddiga amniga iyo guddiga bajaajleyda…
Warsan Radio
Guddoomiye kuxigeenka howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo Xildhibaan loo doortay
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga labaad ee doorashada Maanta. Doorashada kursiga HOP#007 oo uu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirashid…
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay, iyaga oo fulinaya heshiisyadii Madasha Qaran qabashada Doorashada 16 kursi oo doorashadooda lagu qabanayo magaalada Boosaaso kana mid ah 37…
Taliyaha Ciidanka Ilaalada waddooyinka Puntland G/sare, Cabdifitaax Siciid Saleebaan (Afrikaan) ayaa sheegay in si loo ilaaliyo nafta iyo Maalka dadweynaha ay awaamiir kasoo saareen wadista Gaadiidka noocyadiisa kala duwan oo…










