Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta ee Xuluumadda Soomaaliya Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Amb. Maxamed Bamba Maxamed Agaasimaha Guud Ergo Goboleedka ujoogta Soomaaliya Ururka Iskaashiga Islaamka.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Qaar kamid ah Isgoysyada iyo waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay Ciidamada Booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Waliyow-cadde iyo Ciidamo katirsan Kuwa Nabadsugida…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ku sugan Magaalada Doxa ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Qatar ahna Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad Al Attiyah.…










