Allaha u naxariistee waxaa xalay degmada Kaaraan gaar ahaan Mowlaca Sheekh Muxyaddiin Celi ku geeriyooday Sheekh Shariif Sheekh Muxyaddiin Celi oo kamid ahaa mashaa’iqda sida siweyn loo yaqaano guud ahaan…
Author
Warsan Radio
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku Timid Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa qoyskiisa iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada 48-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…









