Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminàayo ayaa gaadhay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Ujeedka Safarka madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ah in maanta uu soo…
Author
Warsan Radio
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Goor Dhow U Dhoofay Switzerland Iyo Ujeedka Safarkiisa
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland, isagoo ka dhoofay Garoonka diyaaradaha…
Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Oo Guddi Baaris U Magacaabay Weerarkii Gaalkacyo
written by Warsan Radio
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi baaris u magacaabay weerarkii habeeno kahor lagu qaaday Guri ku yaalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, kaasi oo geystay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee BJFS ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Mudanayaasha Aqalka Sare kala hadlay…









