Hoos ka dhageyso Warka Subaxnimo ee radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Dhiggiisa dalka Faransiiska Emmanuel Macron guusha uu ka gaaray doorashooyinka dalkaas, kaddib markii loo doortay Muddo xileed Labaad…










