Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Warsan Radio
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha
Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddoomiyaha kala hadlay sidii wax looga qaban…
Baydhowy-{WMN}-Barqanimadii Maanta ayaa Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado waxaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir ay ku dileen Sarkaal katirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.…
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo Khamiis ah guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansxiyay xeerar dhowr ah. Shirka oo ay fadhiyren inta badan Golaha…
Xukuumadda Somalia oo Maanta Imaaraadka ku wareejisay lacagtii horay looga xayiray
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii geeriyooday Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaaladda guud…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










