Baydhowy-{WMN}-Taliska Ciidamada Booliiska Galmudug ayaa soo bandhigay magacyada & Sawirrada 36-qof oo Galmudug u aqoonsatey in ay yihiin dambiilayaal, kuwaas oo la farey laamaha amniga ee Galmudug iyo muumalada kaleba…
Author
Warsan Radio
RW Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in uu dalka ka ilaaliyo Milkiile
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaloya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxweynaha dooran ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ka dalbaday in uu dalka ka ilaaliyo Milkiile, isla markaana go’aanka lagu maamulayo…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta la kulmay safiirka dowlada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya. Kulanka oo ahaa salaan iyo Hambalyo ayaa safiirka waxaa uu madaxweynaha…










