Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu u magacaabay mudaneyaashan hoos ku xusan Lataliyeyaal Madaxweyne; 1. Ibraahim Eidle Sulayman Lataliyaha Sharciga Madaxweynaha…
Author
Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qorshihiisa xiga ee doorashada soo socota markii uu dhamaado mudada Afarta Sano ah ee dowladdiisa maadaama doorashooyinkii la soo dhaafay…
Axmed Karaash Oo Maanta Daah-Furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Deegaanada Puntland
written by Warsan Radio
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa uga mahadceliyay bahda waxbarashada shaqada wanaagsan ee ay hayaan, ‘’Waxaan u mahadcelinayaa guud ahaan bahda Wasaarada Waxbarashada Puntland…










