Iraan oo xoog kula wareegtay Maraakiib siday Shidaal written by Warsan Radio 28/05/2022 Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iran oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab oo laga leeyahay dalka Giriiga oo shidaal siday.Masuuliyiinta dalka Iran ayaa sheegay inay hawlgalkan ka fuliyeen gacanka istaraatejiga ah ee Faaris.Tallaabadan ayaa u muuqata in dalka Iran uu kaga aargudanayo dalka Giriiga, taageeradii uu u fidiyey dalka Maraykanka si ay gacan ugu dhigaan Markab siday saliidh caydhiin oo ku safrayey calanka dalka Iran, kaas oo toddobaadkan ay gacanta ku dhigeen Maraykanku isaga oo maraya biyaha badda Mediterranean-ka, ka dib markii lagu eedeeyey inuu ku xadgudbay cunaqabatayntii ay Washington ku soo rogtay dalka Iran.Hawlgalkan ay Iran kula wareegtay labada markab ayaa noqonaya kii ugu weynaa ee ka dhaca gacankan istaraatejiga ah muddo bilo ah, iyadoo ay weli taagan tahay xiisadda u dhexeysa Iran iyo reer galbeedka ee ku aaddan heshiiskii nukliyeerka ee ay la gashay quwadaha adduunka. Maaddaama Tehran ay kobcinayso uranium badan, oo ku dhow heer u sahlaya inay soo saarto hubka Nukliyeerka ee wax gumaada. Iraan oo xoog kula wareegtay Maraakiib siday Shidaal was last modified: May 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxay tahay gabadha Soomaalida ah ee dishay darawalka ee sida weyn dunida looga hadal haayo? next post Galmudug oo sheegtay in ay bilaabayso dhismaha goleyaasha degaanka You may also like Mareykanka Iyo Midowga Yurub Oo Cunaqabatayn Dheeraad Kusoo Rogaya Ruushka 06/04/2022 Dowlada Jarmalka Oo Magdhaw Siinayasa Ehelada Ciyaartooy 50 Sano Ka Hor La Dilay 03/09/2022 Madaxweynaha soomaliya Xasan Sheekh oo ka hadlay Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Dalka Turkiga 16/10/2022 AMISOM oo Hadashay duqeymihii ay ciidamada Kenya ka geysteen Gedo 06/06/2021 Warka Galab ee Idaacada Warsan 17/04/2021 Dhageyso:-CANUG LIXSANO JIR KA SOO JEEDA KOONFUR GALBEED OO ISAGOO KALIYAHA LAGALLA BAXAY MAYDKIISA LAGA HELAY QABUURAHA MACALI NUUR EE MAGAALADA MUQDISHO 25/06/2019 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/01/2019 Boris Johnson oo ka hortagaya qorshaha ay Scotland ugu baxaysa Uk 10/05/2021 Qoysas dacwad ka gudbiyay Dowladda Mareykanka 16/12/2023 Dadka ku dhintay daadadka Magaalada Khardho oo kordhay iyo madaxeynaha puntland oo booqday 28/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.