Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka ayaa shaacisay in la qabanayo Imtixaanka shahaadiga ah oo halis ugu jiray in uu baaqdo. Wasaaradda ayaa u mahad celisay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Warsan Radio
Qaramada Midoobay”1.5 milyan oo carruur ah ayaa waxaa soo food saartay nafaqo-xumo ba’an Soomaaliya”
Baydhowy-{WMN}-Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ka timid Sanduuqa Bani’aadantinimada Soomaaliya (SHF) si gargaar degdeg…
Baydhowy-{WMN}-Mas’uulka ugu sarreeya Midowga Afrika ayaa Jimcihii la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo saameynta uu ku yeeshay dalalka Afrika, gaar ahaan hakinta…
Ciidanka dowladda oo sheegay in howlgal qorsheysan ay ku dileen Sarkaal Shabaab ka tirsan
Baydhowy-{WMN}-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay dileen madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Jabhada Gobolada Baay iyo Bakool kadib howlgal ay ka sameeyeen Degaanka Ceel-Cuni oo qiyaastii 65-KM ujira Degmada…
Saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Biixi. Xubnahan oo kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood, Kaltuun Sheekh Xasan iyo Cabdixakiim Siciid Dalmar.…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya dalkeenna Amb. Salah Elguneid. Danjiraha oo Guddoomiyaha ugu…










