Maleeshiyaad hubeysan ayaa Maanta barqadii waxaa ay Nin Shacab ahaa ku dileen degaanka Dalsan oo dhinaca Bariga kajira Dagmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










