Madaxweynaha dalka Costa Rica ayaa ku dhawaaqay in dagaalka dhinaca internetka ee lagu jabsanayo aaladaha isgaadhsiinta ee dalkaas inay halis geliyeen geeddi socodkii dalka, ayna kooxaha ajnebiga ah ee weeraradan…
Maamulka Kismaayo ayaa sheegay in ay jiraan khasaare dhaawacyo ku kooban oo gaaray qoyska sarkaalka weerarka lagu qaaday iyo askar. Ciidanka booliska Jubbaland ayaa ka howlgallo ka bilaabay xaafadda uu…
Xarumaha Imtixaanka lagu galaayo ayaa waxaa la geeyay Ciidamo loogu tala galay in ay suggaan Ammaanka xarumahaasi iyo kormeerayaal loogu talo galay inay ilaaliyaan Imtixaanka,kuwaas oo qaarkood ka socda Wasaaradda…
Kooxo hubeysan ayaa la sheegay In ay dileen ka dibna ay goobta ay iskaga baxsadeen. Laamaha Amniga degmada Afgooye ayaa gaaray goobta uu ka dhacay dilka, waxaana ay sameeyeen baaritaano.…