Baydhabo-{WMN}-Wafdii uu hogaaminaayo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Isxaaq Cabdi oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mohamuud Maxamed Khayre, Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdifataha Maxamed Ibraahim Biano, Taliyaha…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah kala dirtey Golaha degaanka Degmada Berdaale ee Gobolka Baay oo mudo xileedkoodii dhamaadey Bishii Janaayo ee sanadkaan 2022…
Madaxweyne Deni oo go’aamiyay qiimaha la iibinayo Buugaagta Manhajka Waxbarashada Puntland
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Shirkada qaabilsan daabacaada manhajka Waxbarashada Dugsiyada Puntland. Kulankan ayuu Madaxweynaha…
Sawiro:-Tababar lagu baranayay dowlad wanaaga oo lagu qabtay magaalada baydhabo
Baydhabo-{WMN }-Tababarkaan ayaa ahaa mid lagu baranayey Dowlad wanaagga iyo dhoowrista deegaanka iyadoo la wadaagayo mas’uuliyadda maamulka dhammaan dabeecadaha isbadalka Cimilada iyo badqabka deegaanka. Tababarkaan waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda…
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Alcuthman oo ay ka wada hadleen xiriirka labada…
Baydhabo-{WMN}-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa Jiido hore ee Dagaalka ee Gobolka Hiiraan ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka lugta ee Xooga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Maxamed Biixi Cabdi iyo Taliyaha…









