Baydhabo-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu tago magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre. Maalin ka hor Magaalada Beledweyne…
Warsan Radio
Maxay ka wada hadleen Wasiirka Waxbrashada XFS & Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya?
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda, Hiddaaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Farah Sheikh Abdulkadir ayaa maanta kula la yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Fei Shengchao. Kulanka Wasiirka iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
RW Xamse Cabdi Barre ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada XFS.
Baydhabo-{WMN} Kulan Wadareedka labaad ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale kulanka qeyb…
Baydhabo-{WMN} Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Kenya ayaa sheegay in shaqaale ka tirsan guddiga oo isu diyaarinayay jawaabaha codsiyada doorashada madaxweynaha ee laga gudbiyay maxkamada sare la weeraray habeenkii isniinta.…









